Qeexid

"Hilib intiisa aan ahayn oo dufanka leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baruur oo kali ah:
  • Waydiimahaa iyo qaar kale oo badan ayuu haragga isaga sii saaray intiiuu gaadhayay maqaaxi ay islaan suxul baruur ahi haysatay oo uu fadhiisan jiray.
  • Hilibka intiisa aan jiidhka ahayn ee baruurta iwm ayaana jibaadha loo yaqaan.