Qeexid

"Calaamad la isla wada yaqaan ama wax lagu aqoonsado."

Qeexid Xigta

Meel la isla wada yaqaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bartilmaameed oo kali ah:
  • Ilaa hada lama helin tira koob rasmi ah oo ku aadan waxyeelada ay geysteen Madaafiicdaasi lala bartilmaameedsaday Madaxtooyada Villa-somaliya iyo Suuqa weyn ee Bakaaraha.
  • Dhanka kale, Qaraxyo gaaraya ilaa 7 ah ayaa waxay ka dhaceen maanta qaybo ka tirsan suuqa Bakaaraha, waxaana lala bartilmaameedsanayay qaraxyadaas oo dhan ciidamada Booliiska ee suuqa ku sugan.