Qeexid

ld bartame.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bartan oo kali ah:
  • Goobjoogayaal ayaa sheegay in walaxda qaraxda ay ahayd miino jidka bartankiisa lagu aasay taasoo laga hago meel fog; iyadoo gaariga qaybtiisa dambe gaarsiiyay burbur xoogan, iyadoo ciidamadii qaraxa ka badbaaday ay rasaas badan fureen.
  • Habartan oo magaceeda la yidhaahdo Sareedo af-dheer waxay ka soo ciyaar guday sariibadda Burco, waxayna tidhi: qaloocow qays baad is moodoo, waad qaxar badnaatee caawaba xagaad qaban.