Qeexid

"Nooc ka mid ah xanjo oo laga dhaliyo xabagbarsho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barsho oo kali ah:
  • Filim waa sheeko habaysan oo loogu talo-galay daawasho lagana jiley taariikh ama dhacdo run ama khiyaali ah oo ku saabsan qof, dad, wadan IWM taas oo lagu soo koobay saacado dhowr ah gudahood looguna talo galay madadaalo ama wax-barsho.
  • " Jaamacada Camuud ; Jaamacada Eelo American; tiro ka badan 20 Dugsi Sare; iyo boqolaal dugsiyo " Deeganada sida gaarka ah ay u leeyihiin beesha Samaroonku ee wadanka Somaliland iyo Itoobiya waxaa ku yaala dugsiyo waxbarsho oo taariikhi ah.