Qeexid
ld barroosin.
ld barroosin.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Bir culus, afar ganood oo dib u laaban iyo dabo daloosha oo silsilad lagu xiro leh, oo maraakibta iyo doonyaha badda loogu rido kolka la joojinaayo. ld barroosi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Barbarkadhac; barbardhac; kalagurad; garbadhac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baroorsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld barraahsasho.

Qeexid: Midab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: B. ah: qof fulannimo dheeraad ah ku sifoobay.
Qeexid Xigta: B. ah: cabsi badan oo cidi dareento.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha.
Qeexid Xigta: Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn.
Qeexid Xigta: Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay.
Qeexid Xigta: B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U a.: qof guurkiisatabaabusheyn. ld aqalgeli, aroosgeli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Mayrax la feeray oo aan weli wax lagu samayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baras.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Qeexid Xigta: Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cabsi badan dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Oohin iyo cataw kor ugu dhawaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cabsi badan cid ku abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hab geelu u ordo oo uu hadba addin iyo lug is xiga isku mar qaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Noocyada kalluunka jaad ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: Dhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]