Qeexid

"Dhar ama lacag gabar guur laga doonayo la siiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barriin oo kali ah:
  • Laga bilaabo, waqtigaas oo uu laayay qaar ka mid ahaa saraakiishii sar-sare, waxa uu maamulkiisii milatari u xuub-siibtay mid barriinsaday daadinta dhiiggii dadka.
  • “Waxaanu samaynay isbedelkii caadiga ahaa oo marka muddo la joogaba ay daruuri tahay in shaqaalaha la kala bedelo, si aanu qofku meel isaga barriinsan,” ayuu yidhi Wasiirku.