Qeexid

"Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha."

Qeexid Xigta

Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barrad oo kali ah:
  • Ma ahan markii ugu horreysay oo ay Xarrakatul Shabaab soo bandhigto ciidamo ay sheegtay inay tababarro u soo xirtay, iyadoo aan la sheegin ciidamadan halka ay tababarrada kusoo qaateen.
  • Mar labaad bay muraara-dillaacday, markay toos u eegtay nabarrada halista ah ee ninkeeda ku yaal iyo dhiigga madaxiisa ka socda.