Qeexid

"Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barqo oo kali ah:
  • Bom Barqonimadii maanta lagu weerarray Ciidamada Dowlada Federaalka ee ku jira Saldhiga Galbeed.
  • Gaboose, iyo weliba toddoba xubnood oo la sheegay in ay golaha dhexe ee SAHAN yihiin, ayaa weftigaa ka mid ah, waxayna weftigaasi magaalada Burco gaadheen barqo kulul, iyaga oo markii ay magalada galeen ku soo wareegay suuqyada magaalada.