Qeexid

"Midab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baroor oo kali ah:
  • Lix maalmood ka dib markii dilku dhacay ayay ciidamadii dalka talada xoog kula wareegeen iyadii weli lagu jiro baroordiiqda madaxweynahaasi la dilay.
  • Si xoogga iyo xanuunka caashaqa la qabo loo qeexo, khayaaliga waxaa la gaadhsiiyey in la sawiro qof jacayl u dhintay oo kii uu dartii u dhintay kaga eed sheeganaya in uusan maydkiisa soo booqan, ama u soo baroordiiqin!