Qeexid

"Nooc ka mid ah jaadadka timirta, midab bunni ah leh oo faradda u eg kase waaweyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barni oo kali ah:
  • "Waxaa noo qorsheysan in sannadka 2011, aan gargaarka barniaamnimo gaarsiinno dadka u baahan meel walba oo ay ku sugan yihiin," ayuu yiri Mark Bowden..
  • C/laahi Suldaan iyo Barni Jimcaale, waxay ku aqal-galeen Galoolley 1952-kii.