Qeexid

"(-jyo, m.dh) Qoraal tusmeynayaa hawl la qabanayo nidaamkay u fulayso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barnaamij oo kali ah:
  • Sarkaalkan u hadlay barnaamijka cunada aduunka ayaa sheegay in loo baahan yahay raashin ka badan 217,000 oo Mitric-tone, si ay gargaar u gaarsiiyaan dadka ku gaajoonaya dalka ay dagaaladu ragaadiyeen ee Geeska Afrika.
  • Waxa iyana aan qabsoomeyn, danaha guud iyo barnaamij qeexan iyo horumar.