Qeexid

"ld birmiil."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barmiil oo kali ah:
  • Gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa ka tagaan biyo la'aan, waxaana lagu kala gadanayaa biyaha qiimo barmiilkii biyo ah in ka badan 100,000 sh. so. sida ay sheegayaan dadka degmooyinka gobolkaas oo ay ku jirto Jowhar.
  • Wararka) markab laga leeyahay dalka faransiiska oo ah nooca shidaalka qaada ayaa maalintii shalay dab ku qabsaday meel u dhaw xeebta dalka Yemen, wuxuuna markabkaasi xanbaarsanaa saliid dhan 397,740 barmiil oo uu ka keenay dalka Iiraan.