Qeexid

ld barlammaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barlamaan oo kali ah:
  • Waxaynu u soconaa doorashadii barlamaanka, oo dhammaystiri doonta dawladnimada Somaaliland oo noqonaysa mid dadweynaha matasha.
  • . Xukuumadda in ay Barlamaanka u gudbiso go’aanka Golaha Wasiirrada ku saabsan ku dhaqanka shareecadda Islaamka heer Qaran.