Qeexid

"Qasiido haweenka u gaar ah oo la tiriyo munaasabadaha aroosyada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barkhadle oo kali ah:
  • Barkhadle iyo Madaxweyne ku-xigeenka khilaaf ka dhexeeyey tan iyo intii loo magacaabey xilkaan.
  • Shariif Nuurow Aamin Barkhadle waa Culumaa'udiinka ugu Caansan Soomaaliya, wuxuu ku dhashey Biyooley 1899 kii. wuxuu Quraanka Kariimka Xifdiyey asigoo 10 Sano jir ah, Ka dib wuxuu u Xiriystey Barashada Diinta Islaamka.