Qeexid

"(-nayaal, m.l/dh) Bayd faal, oo manjaha, iyo tan ka sarraysa min laba ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min hal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bariweyne oo kali ah:
  • Ciidamadaan oo ku sugan Deegaanka Yaaqbariweyne ayaa la sheegay inay halkaas ka wadaan dib u heshiisiin ay ka dhexwaaan Labo beelood oo halkaas in mudo ah ku dagaalamayay..
  • "Maydadka waxaa la helay saakay markuu waagu-baryay waxaana ka mid ah xoolo dhaqato aan aad u aqaanno" ayuu yiri Cali Macallin Axmed oo ka mid ah dadka deegaanka Yaaqbariweyne oo ka tirsan Degmada Wanalweyn.