Qeexid

"ld barid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baritan oo kali ah:
  • Afhayeenka ayaa intaa raaciyay in ciidamada gaarka ah ee gobolka ay gacanta ku dhigeen dad lagu tuhmayo iney qaraxaasi ku lug leeyihiin iyo gaari yar oo yiilay wado xaafaded ku dhow halka laga soo tuuray bamka kaasoo ay iminka baritano ku socdan.
  • Dhaawacyada ayaa goobta laga qaaday iyadoo la dhigay Isbitaalka Dayniile ee Duledka Muqdisho, lamana shegin cid ay kusoo qabten ciidamadu baritananada ay ka sameeyeen goobaha ku dhow halka uu qaraxu ka dhacay.