Qeexid

"Geed cawseed dalagga la beerto ka mid ah dhala iniinyo yaryar oo kuwa sarreenka ka yar oo la cuno marka la karsho. ld bariid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bariis oo kali ah:
  • Waqtigaas wixii ka dambeeyay bariisku si tar-tiib ah ayuu ugu fiday dunida inteeda kale.
  • Dadka deegaanka ayaa sheegay in xalay ay maqleen qarax xoogan, kadibna ay xigtay rasaas ay fureen Ciidamada dowladda, iyadoo saaka ay ku waabariisteen meydadka saddexda ruux ee dhalinyarada ah.