Qeexid

"Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barii oo kali ah:
  • Guddoomiyaha oo ujeedada socdaalkiisu ahayd furitaanka dugsiga hoose/dhexe ee tuulada wada-bariis oo ay maal-gelisay hay’adda Dennis Refugee Council, sannadkii 2001.
  • Dagaaladaasi ayaa la sheegay in ay ka dhasheen Weeraro kooxaha ka hor jeeda Dowlada ay ku qaadeen Fariisimo Ciiddamada Dowlada Soomalaiyeed iyo Ethopian-ku ay ku leeyihiin Wersheda Baastada iyo Xeyle Bariise..