Qeexid Kale

ld baris, baritan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barid oo kali ah:
  • Wakiilka dawlada UK u qaabilsan ciyaaraha ayaa qandaraas ku qaatay barnaaminka lagu baadhayo isticmaalka daroogada, wuxuuna xidhiidhinayaa tartanka Manchester 2002 iyo guddida isku dubaridka tartanka.
  • Baarlamaanka Caro Maraykaan ayaa qumaati ugu Baridhaan Buushe inuu wuxuu doono ku basiyo Ciraaq oo beryahan-ba laba-dible looga hayey.