Qeexid

"Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha."

Qeexid Kale

(-iyo, m.l) Buruq.

Qeexid Xigta

(-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bari oo kali ah:
  • Ciidmada Ethiopia ah ayaa weli waxaa ay fariisin ku leeyihiin isgooyska kala Beyrka oo 30 KM kaga beegan Woqoyi Bari ee magaalada B/weyne.
  • Waxaana la filayaa ineey howlohooda shaqo maalinka bari u guda galaan.