Qeexid
Qof aqoon sare oo cilmiyeed leh.
Qeexid Xigta
Bare sare oo jaammacadeed. ld barafasoor.
Qof aqoon sare oo cilmiyeed leh.
Bare sare oo jaammacadeed. ld barafasoor.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld barfasoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Midab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Qeexid Xigta: Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Oohin iyo cataw kor ugu dhawaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isbahaysi dhaqan dhaqaale oo ka dhexeeya Ingiriiska iyo dawladaha xorta ah ee uu gumeysan Jirey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]