Qeexid

ld bareer1 (2).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bareero oo kali ah:
  • Waa hubaal hadalkaas, oo wuxuu si bareero leh ugu nasteexeen jiray madaxda muslimiinta, isagoo aan ka cabsanaynin awoodda ay leeyihiin.
  • Doorkaan waxaa dhacday foolxumo wayn markii si bareero ah nabadoonada qaarkood ay u boobeen kuraas ku magacownayd qabaa’ilka qaar ka mid ah, markii loo dacwoodayna isticmaalay awooda caburinta (veto power).