Qeexid

"Fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn; caddaan; kas."

Qeexid Xigta

ld bareerid. ld bareero.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bareer oo kali ah:
  • Sheekh Max'ed Cabdi Umal oo ka mid ah culumadii dhawaan go'aanada kasoo saaaray Muqdisho ayaa sheegay in dagaalada socda ay yihiin kuwo loogu bareeray in lagu dhibaateeyo shacabka, isla markaana aan ujeedo lahayn.
  • Mooshin ay 140-xildhibaan ku codsanayaan in raíisul wasaaraha loogu codeeyo hannaan bareer ama gacan taag ah.