Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Qof aqoon u leh habka dadka wax loo baro, kuna shaqeeya; macallin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bare oo kali ah:
  • Camacho oo heshiiskiisu ku eg-yahay 2004, tartanka Portugal, waxaa la guda-galay sidii loo heli lahaa tabobare waayo-arag ah oo beddela kaalinta uu banneeyay.
  • Asilie Bare oo ku nool dalka Jarmalka ayaa ku dooday in ay tahay ugu yaraan guul la gaaray hadii ay maanta hooyada Soomaaliyeed ayba gaartay in ay wax ka fahamto dhibaatada Gudniinka leeyahaya oo ay ledahay maanta waxaan rabaa SUNO nuuca loo yaqaan.