Qeexid

"ld berde."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barde oo kali ah:
  • Guddoomiyaha Degmada Ceel-barde ee Dowladda Soomaaliya Sheekh Ibraahim Dheere oo saxaafadda la hadlay ayaa beeniyay in degmada laga saaray, balse ay ku sugan yihiin weli, wuxuuna sheegay in uu jiro khasaare dhankooda gaartay.
  • Al-Shabaab oo weeraray Degmada Ceelbarde iyo Xiisado dagaal oo ka taagan halkaasi Xaaladda degmada Ceelbarde ayaa haatan waxaa lagu soo waramayaa in ay aad u kacsan tahay..