Qeexid
Qof buuran oo jir jilicsan leh.
Qof buuran oo jir jilicsan leh.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad1, barkag1, berded1, berkeg1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad2, barkag2, berded2, berkeg2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Bardaq ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: barbarda'1 m.l.u Daruur biyeysan oo cirka badi ahaan qarisa.
Qeexid: barbarda'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -di'i) Roob si aad ah u da'id.
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld berde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bardaqsan. ld bardaqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Fadhi caajisnimo ku jirto oo in muddo ah si macnala'aan ah meel loo fadhiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh.
Qeexid Xigta: B. xoolaad: xoolo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano).
Qeexid Xigta: Baqdin dareemid.
Qeexid Kale: Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano xumaaday oo aan la dhammi karin.
Qeexid Xigta: ld biqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid, cilmi iyo wax uusan aqoon aqoonsi.
Qeexid Xigta: Wax laba meelood oo isla 'eg u qaybin.
Qeexid Kale: Is b.: caadaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Bar lagu dhasho oo meel xaddidan ee maqaarka ah ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: barbardi'id m.f.dh eeg barbarda'2.
m.dh
Qeexid: Hanti la siiyo qof awood maamul leh si weji looga helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: In muddo ah si macna la'aan meel u fadhiyid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld bardaqsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]