Qeexid

"Labo shey ama ka badan qiimahood, tayadooda iwm isu eegid. ld isbarbardhig2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barbardhig oo kali ah:
  • Waxa uu is barbardhigay Madaxweyne Sh Shariif & hogaamiyayaasha Carabta oo uu ku tilmaamay inay yihiin dad la siiyay lacag.
  • Marka la barbardhigo waxey 80 % carruurta iyo dhalinyaradu sameeyaan sidaa oo kale.