Qeexid

"ld barbartan 1. B. ah: labo qof, koox ka badan oo tartan ku kala badin waayey."

Qeexid Xigta

ld barbardhicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barbardhac oo kali ah:
  • Ciyaarta khatarka ah ee Molina oo habeenka madax xannuuun ku riday difaaca Santos ayaa goolkii ay barbardhaca 2-2 ku keentay Medellin u saxeexay daqiiqadii 81aad.
  • Kooxda Barcelona, waxa guul ugu dambaysay bishii January 5-teedii ee sannadkan, taas oo ay dabadeed la kulan Saddex guul daro iyo laba ciyaarood oo ay barbardhac keentay.