Qeexid

"barbarda'1 m.l.u Daruur biyeysan oo cirka badi ahaan qarisa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barbarda oo kali ah:
  • Dagaalyanada shisheeye ee ka barbardaagalama Islaamiyiinta Soomaaiyeed oo la shaaciyay dalalka ay ka soo kala jeedaan.
  • Af-hayeenka Ururka Xisbul Islaam oo shaaca ka qaaday in Ciidamada Dowlada ay ka barbardagaalamayaan kuwii hogaamiye kooxeedyada ayna doonayaan inay suuqa bakaaraha bililiqeystaan.