Qeexid

"(-rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barbaar oo kali ah:
  • Inkastoo uu Zeyd Binu Xaaritha Allaha ka raalli noqdee ku soo barbaaray gurigii Xabiibka suubbanaha Rasuulka (scw), haddana wuxuu ahaa ninka uu Rasuulku (scw) ku qarsado sirihiisa.
  • Maxaa yeelay waxaa kobcinaayay oo gacan buuxda siinayay bulshada caalamka (international community) iyo dawladii soo barbaarisay–Itoobiya.