Qeexid

"B. ah: caano biyo ka yar lagu daray."

Qeexid Xigta

Bardooddanka ay sameeyaan xooluhu.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barax oo kali ah:
  • Alle kor ahaaye wuxuu yiri: ‘Laakiinse kuma jiro soonka, maxaa yeelay waa cibaado ii barax tiran oo loo falaa dartey ( macnaha waa ma laha xad abaal gudka iyo ajarka soonka) Aniga, Keliya, baa ka abaal gudi doona.
  • Wararka ayaa sheegaya in xaafadda Baraxley oo ku taal Koonfurta Galkacyo dadkii daganaa isaga qaxeen kadib markii shaley 24 Dec,2009 dagaalka soo galeen ciidamada Daraawiishta Puntland.