Qeexid

"Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barar oo kali ah:
  • Wasiirku wuxuu sheegay in sicir-bararka taagan intiisa badan uu yahay mid ka taagan dunida, taasina ay sababtay kororka iibka shidaalka oo uu sheegay inuu ka gaaray caalamka lacag dhan 105-Dollar barmiilkiiba.
  • Shirkan ayaa ah kii ugu horeeyay oo arrimaha loogaga hadlo madama maanta gobolka Hiiraan ay isku bahaysteen dhibaatooyin isugu jiro abaaro cuduro, dagaalo iyo sicir barar xoogan taasoo dad badan ay qarka u saaran yihiin in ay u dhintaan macluul.