Qeexid
Baraqnugul noqosho.
[-laaday, -laatay]
f.mg3Baraqnugul noqosho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg baraqnugul. ld baraqnugeyl, baraqnuglaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Qeexid: (-glaa, glayd) Qof fulay ah ama biiq ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld baraqnuglaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh eeg baraqnuglow. ld baraqnuglaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -laaday, -laatay
Qeexid: Ku n.: cid wax u dabacsan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof raxmad badan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax barako yeelasho.
Qeexid Xigta: Wax tarmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -oobay, -owday
Qeexid: Baraf noqosho, aad u qaboobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld baraqnugeyl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Caano biyo ka yar ku darid.
Qeexid Xigta: Xoolo, bardooddan samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: B. ah: caano biyo ka yar lagu daray.
Qeexid Xigta: Bardooddanka ay sameeyaan xooluhu.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
Qeexid Xigta: B. ah: wax aad u qabow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax weel ku jira, bar noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof wax uusan aqoon barashadooda ku jira.
Qeexid Xigta: ld barasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Barwaaqo, caafimaad iyo nabadgelyo ku noolaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]