Qeexid

"Wanaag loo aayo oo laga helo wax Eebbe ku siiyey sida carruurta, xoolaha iwm; karaamo."

Qeexid Xigta

Badasho, taran.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barako oo kali ah:
  • Dabadeedna cidhib barako leh ayuu ku dhuftay.
  • Aadan Biid ayaa lagu wargeliyay inuu xilka ku simenimo ee Degmada Baydhabo ku wareejiyo ku xigeenka 1-aad ee maamulka Degmada Baydhabo C/qaadir Sheekh Cali Barako.