Qeexid

"(-nno, m.dh) Hoore alkolo ku jirto; carfoon, ubax iwm ka samaysan oo la isku udgiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barafuun oo kali ah:
  • Waxaa kaloo isla xaafada horseed kamid ah xaafada SNAI oo ku dhextaala inta u dhexeysa labada warshadood ee warshada Sonkorta iyo warshaqada Barafuunka ee SNAI BIASA.
  • Ciidamo dib ugu noqdey fariisamahodii Kadib markii galabnimadii Jimcaha ay ciidamada dowladda ka guureen fariisamada warshadii Barafuunka iyo Shineemo Cabdi Waayeel ee deegaanka SOS ayey saakay aroortii dib ugu laabteen fariisamadoodii halkaa ku yiilay.