Qeexid

ld barfasoor.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barafasoor oo kali ah:
  • Waxa uu dareemay in barafasoorku uu yahay cidda shirqoolaysa.
  • Waxa uu soo xasuustay barafasoorkii ku qalqaalinayay in uu Macallinku af-hayeen u noqdo koox qabqablayaal ah.