Qeexid

"Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley."

Qeexid Xigta

B. ah: wax aad u qabow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baraf oo kali ah:
  • Ama diyaar u ahaw ganaax iyo gaariga oo la jiito Kuwa aan dhoowrin Birmadka Barafka ama sharciyada kale ee gaari-dhigashada gawaarida waxaa ku dhici karta in tigigh ganaax la siiyo iyo gawaaridooda oo loo jiito Minneapolis Impound Lot.
  • Xaalada Deegaanka Ceel-baraf ee Shabeelada Dhexe oo degan,kadib markii ay lawereegeen kana bexeen saacado kadib Xoogagga Ahlu-sunah 08 Apr 2010- Cabsi dagaal oo soo wajahday Dadka deegaankaasi..