Qeexid

"Wax baraarugay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baraarugsan oo kali ah:
  • Inbadan oo ka mid ah Imada Soomaaliyeed ayaan ku baraarugsaneyn halista Cudurkaasi waxa ayna taasi sababtay in ay dhintaan Dadkaasi faraha Badan,kadib markii ay waayeen Daryeel.
  • . Xisbigu wuxuu ku baraarugsanyahay ahmiyadda ay leedahay humaraninta dhaqan-dhaqaale, taas oo muwaadin kasta la gaarsiinayo adeegyada bulshada iyo fursooyinka shaqo siinta ayada oo dhaxal-qarameedka iyo bai'ada si habsami ah loo dhawrayo.