Qeexid

"Nolol barwaaqo, caafimaad iyo nabadgalyo leh. ld baraaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baraare oo kali ah:
  • Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta caalamka ayaa iyaguna dadka u diray hambalyo ku aaddan maalinta ciidul-fidriga, iyagoo u rajeeyay dalalka Islaamka inay ku gaaraan ciiddan ciiddeeda nabad,Horumar iyo baraare.
  • Waxaan xujeyda sannadkan 1429 u rajaynaynaa baraare iyo barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo cibaadadooda.