Qeexid

"Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan."

Qeexid Xigta

Meesha markabka loogu xiro borosinka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baraar oo kali ah:
  • Waa in loo fikiro si ka duwan fikiradii 22 sano shaqayn waayey, waa wax laga fiicanyahay in ladaba joogo fikrado duugoobay oo aan wakhtiga lajaanqadi Karin, da,yarta Galkacyo nolol deggan oo ay ku barbaraan kuna baraaran ayey u bahanyihiin.
  • Madaxweynaha Somaliland waxaannu ku baraarujinaynaa go’aamada uu qaadanayaan had iyo jeer noqdaan kuwo ku salaysan qoddobbada aasaaska iyo saldhigga u ah distoorka qaranka ee wadatashigu u horreeyo.