Qeexid

"(-ooyin, m.l) Guri ka sameysan alwaax dushana jiingad kaga dedan tahay. ld baraakad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baraako oo kali ah:
  • Xaaji Maxamuud Maxamed (baraako) Avv.
  • Alaha u naxariistee Marxuum Max'ed Xaaji Baraako ayaa saaka Aroortii ku geeriyooday Cisbitaalka Weyn ee Keysaney,kadib markii maalmahaan uu ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho.