Qeexid

"Nafley iyadoon la birayn nafbaxday."

Qeexid Xigta

Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqti oo kali ah:
  • Midda kale waxaad tiri Ilaahey baqtigii uu inaga xaaraantimeeyay ayuu hadana inoo dabciyay inaan nafta ku faksano haddii aanay fursad kale jirin.
  • Xafiiskan ayaa gubanayay ilaa duhurnimadii maanta, wuxuuna ka sameysnaa looxyo iyo dhagax aad u yar, iyadoo looxyada loo sababeynayo inay kaalin mug leh ka qaadeen in dabka la baqtiin waayo.