Qeexid

"Socodka duhurkii la socdo. ld baqoolid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqoole oo kali ah:
  • Intaas oo eray saxaafadda soomaalida maanta waxaa laga adeegsadaa oo keliya ”baqoole”.
  • Ciidamada itoobiyaanka ayaa la rumeysan yahay qaarkood in ay ka soo baqooleen Gobolada Dhexe ee Soomaaliya..