Qeexid

"Safar duhurkii la socdo; dhalandhool. ld baqoolid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqool oo kali ah:
  • Wasiirka Arrimaha dibada Itoobiya mesfin iyo raysal wasaaraha ayaa markii dambe hal diyaarad ka wada qaaday magaalada baydhabo, waxa ayna u baqooleen dhinaca iyo Dalka Itoobiya.
  • “Umaan soo baqooleen tartankan haddaanan taageero buuxda ka haysan saygayga.