Qeexid

"Dareen geesinnimo la'aaneed oo xasillooni darro iyo welwel leh oo ku dhasha nafleyda marka ay dareento inay nafteeda halis ku jirto; cabsi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqdin oo kali ah:
  • Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa waxaa weli ka baxaya cutubyo Ciidamada Itoobiya ka tirsan, kuwaasoo ku wajahan degmada Diinsoor; halkaasoo laga baqdin qabo inay la wareegaan gacan ku haynteen xoogagga Al-shabaab.
  • Degamada Bulo-Burte ayaa shalay ilaa xalay daganaansho la'aan ka jirtey oo waxaa jirtay baqdin aad u weyn oo ah in dagaalka kale uu halkaasi ka dhaco maadaama ciidamada Labada gobol ee laga awood roonaaday aysan ka fogeyn degmada.