Qeexid Xigta

ld baqe, baqo1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqasho oo kali ah:
  • Xaalladan ba'an ee aad ku jirtaa inta ay baqasho igu abuurayso in ka badan waxay igu kordhinaysaa kalgacalkii aan kuu qabay.
  • In aanad dilmada ku badin sababtoo ah waa uu kusii fogaanayaa, ta labaad waxa ku dhacaya fahmo xumo iyo baqasho marwalba ciyaalka, iyo waliba in uu saso marka uu hurdo.