Qeexid

"Barwaaqo badan; baraare."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqas oo kali ah:
  • Tankale dadkuuba ku baqasanayaa in uu wax kala jarikaro oo aan loo soo dhawaakarin.
  • Geesiyada geedka gobanimadu dhiigoodu ku baxdo ayay wayrixin iyo waano iskugu dhafaysay, anna giirrayaasha (fulayaasha) haweenka iyo carruurta ku dhex dhuumanaya ayaan baqasho la dhex joogay.