Qeexid

Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen.

Qeexid Xigta

ld bagal. baqal2 m.dh (-qlo, m.l) Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqal oo kali ah:
  • Sidaa darteed markii ugu dambaysay ee uu anaga dul-qaadkii naga dhamaaday ee aanu cadhoonay waxay ahayd markii ay IHABA-du dileen ninkii aanu labada goor soo sharaxnay ee ahaa hogaamiyaha shaqaalaha Itoobiya oo magaciisa la odhan jiray Tedros Baqale..
  • Cumar Xasan Cisman Baqalyo oo dhuumaleysi ku jirey ayaa waxaa saakey Booliska Bosaso dhexmaretay inta aan la qaban Is-rasaseyn iyada oo markii dambe ciidamada amniga ku guuleysteen iney gacanta ku dhigaan kadib markii uu isdhiibey.