Qeexid
ld baqabbeenlayn. baqacarar1 m.l Orod dheer oo ay nafleydu sameeyso baqdin awgeed. ld baqacararid. baqacarar2 f.mg1 Cararid baqdin awgeed.
[-ray, -rtay]
baqabbeenoay
baqabbeenotay
m.dhld baqabbeenlayn. baqacarar1 m.l Orod dheer oo ay nafleydu sameeyso baqdin awgeed. ld baqacararid. baqacarar2 f.mg1 Cararid baqdin awgeed.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Baqe xeeldagaal ah oo cadow lagu dago. ld baqabbeenlayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Baqabbeenle sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: baqabbeenlee. ld baqabeen, baqabeenle, baqabbeeno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Subag iyo caano isku jira oo aan weli la kala miirin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ka h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen.
Qeexid Xigta: ld bagal. baqal2 m.dh (-qlo, m.l) Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dibi dhufaan ah oo shilis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Barwaaqo badan; baraare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Doonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi karta kun jawaan iyo ka badan. ld baqaalad, baqlad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: ld baqalye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld baqe, baqo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Jaad ka mid ah haadda hilibcunka ah oo galleyrka u eg, lehna midab ciira ah lugahana u cas. ld baqalyo, baqaye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: ld baqalye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld baqaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Baqay ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld baqacarar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]