Qeexid

"ld baansiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bansiin oo kali ah:
  • Iinkastoo dab iyo bansiin isku yihiin Al-Qaacida iyo Mareykanka hadana labada dhinac wax guullo gaadhay ma jiraan aan ka aheen iney galaaftaan dad aan wax galabsan.
  • Hadduu xalka maamulkaagu noqday in ciidamada Somaliland ee fadhiisinkoodu yahay gobolka Sool inay fuliyaan xukunka deg degga miyaanay arintaasi u ekayn in aad dab olalaya bansiin ku bakhtiinayso.